Xildhibaan Baarlamaan hortiisa ka sheegay inuu qabo cudurka halista ee HIV AIDS-ka

Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIV-ga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku saabsan caafimaadka dadweynaha. Lloyd Russell-Moyle, oo ah xildhibaanka xisbiga shaqaalaha ee laga soo doortay degmada Brighton Kemptown, ayaa noqday mudanihii ugu horreeyay ee xaaladdiisa ku saabsan cudurka HIV-ga uga dhawaaqa gudaha … Continue reading Xildhibaan Baarlamaan hortiisa ka sheegay inuu qabo cudurka halista ee HIV AIDS-ka